Trump oo ku Kaftamay In Muddo Xileedkiisa Kadib u Tartami-doono Ra’iisal wasaraha Isra11L,

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Trump oo ku kaftamay in marka muddo xileedkiisu dhammaado uu u tartami doono inuu noqdo ra’iisal wasaaraha Isra11L, maadaama oo halkaa la iga jecel yahay.

Trump “Waxaan hadda ISRL ka haystaa taageero 99%. waxaan xitaa u tartami karaa jagada Raysal Wasaaraha, marka waxaa laga yaabaa marka aan mudo xileedkan dhameysto kadib inaan tago ISRL oo aan u tartamo Raysal Wasaare.”