Trump Oo ka Fiirsanaya Saxiixa Heshiiska Iran Iyo Israel Oo ka Hortimid

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Trump ayaa la sheegay inuu la-taliyayaashiisa u sheegay inuu u baahan yahay dhowr maalmood oo dheeraad ah si uu uga fiirsado in uu saxiixo heshiiska suurtagalka ah ee lagu soo afjarayo dagaalka Iiraan, sida ay wax yar ka hor werisay CNN.

Taliyaha guud ee ciidanka Israa’iil, Jen. Eyal Zamir ayaa maanta yiri ; “ Waxaan qorsheynayna inaan si xooggan u weerarno Lubnaan.”

Netanyahu wuxuu doonayaa inuu burburiyo dhammaan heshiisyadii lagu sheegay in lagu joojiyay dagaalka Qasa iyo xataa waxa uu Trump ku sheegayay qorshaha nabadda ee Qasa, isagoo dib u billaabaya dagaalka.

Wuxuu hadda bixiyay amar rasmi ah oo ciidanka Israa’iil ee hadda ku sugan dhul 10% guud ahaan marinka Qasa, inay qabsadaan 70% Qasa, taasoo ah qabsasho dhammeystiran oo dagaalka dib loogu soo celinayo, tallaabadan oo ay Israa’iil qaadayso xilli indhaha ay ku jeedaan dadaallada lagu raadinayo heshiis ay gaaraan Mareykanka iyo Iiraan, balse Netanyahu ma doonayo nabad ka dhaqangasha Bariga Dhexe, wuxuu dabka ku dhajinaya mar kal