21
Madaxweynaha Somaliland ayaa toddobaadka soo socda ka degaya Israel taas oo noqonaysa booqashadiisi ugu horraysay.Sida uu sheegay Wargeyska Yedioth Ahronoth.
Madaxweyne Cirro ayaa halkaas ku sugnaan doona 15 ilaa 17 ka bishan June halkaas oo uu kaga qayb geli doona furitaanku safaaradda Somaliland ee magaalada Qudus.
Xukuumadda Somaliland ayaan weli shaacin xilliga rasmiga ee madaxweyne Cirro booqan doono Israa’iil.
