Wednesday, June 10, 2026

Dowlada Somaliya Oo War-saxaafadeed kasoo Saartay Arinta Garsoore Cumar Cartan

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Dowladda Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay arinta Cumar Cartan iyadoo sheegtay in ay ka xun tahay go’aanka ay dowladda Mareykanku ugu diidday dalkayda gelitaanka garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo soo saartay warsaxaafadeed ayaa sheegtay Garsoore Cumar in uu si nabad ah ugu soo laabtay dalka, xilli ay soo dhaween u sameeyeen madaxda ugu sarreysa dalka iyo Shacabka Caasimadda.