12
Biyo xidheenka Deegaanka Jirjir ee Duleedka degmada Borama ayaa hada laga soo saaray wiil dhalinyaro ah oo uu Liqay
Ciidanka Dambiska Borama iyo dadka degaanka ayaa ugu denbeystii ku guulaystay inay maydka wiilka yar ka soo saaraan balayga Liqay.
