Maraykanka Oo Shir Iskugu Keenay Taliyayaasha Ciidamada Bariga Dhexe Iyo Africa

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Maraykanka ayaa dalka Angola ku qabtay shir ay isugu yimaadeen taliyeyaasha ciidamada dalalka Afrika, kaas oo uu guddoominayay Taliyaha AFRICOM. Sidoo kale, dalka Baxrayn ayuu ku martigeliyay shir ay isugu yimaadeen taliyeyaasha ciidamada dalalka Bariga Dhexe.

Maraykanka ayaa sheegay in shirarkan ay qayb ka yihiin dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga, isku dubbaridka, amniga, iyo difaaca wadajirka ah ee uu la leeyahay dalalka Afrika iyo Bariga Dhexe