R/wasaraha Belgium Oo Xaalad Argagax leh Galay Markii Uu Furay Hadyada Uga Timid Erdogan.

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Ra’iisul wasaaraha Belgium, Bart De Wever ayaa gurigiisa la tagay hadyad uu ka helay madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan inta uu socday shir madaxeedkii NATO ee lagu qabta Ankara.

Ra’iisul wasaaraha ayaa xaalad argagax leh galay markii uu furay hadyada Erdogan, oo uu oggaaday inay tahay bastoolad iyo rasaasteedii, illaa loo sheegay Ra’iisul wasaare, Bart in Erdogan uu hadyadan siiyay dhammaan hoggaamiyeyaasha NATO ee shirka ka qaygalay oo Trump uu ku jiray.

Sidoo kale Trump ayaa si ka duwan hogaamiyayaashii kale hadyadan ku furay isla goobtii lagu siiyay, wuxuu bastoolada gashaday jeeniga ama dhexda suunka lagu xirto, illaa ilaaladiisa ay ka qaadeen, sida ay werisay wakaaladda wararka ee Reuters.