14
Ugu dambayn Imaaraadka Carabta ayaa Turkiga ka iibsanaya hanaanka difaaca hawada ee S-400 ee Ruushka kaas oo dhawaan loo rari doono Abuu Dubai sida ay sheegeen saraakiisha amniga Ruushka iyo Turkiga.
Dhanka kale wasiirka arrimaha dibada Turkey ayaa xaqiijiyay in dhawaan la qaadayo cunaqabatayda hubka ayna heli doonaan F35.
Turkiga ayaa sidoo kale doonaya in la siiyo laysan ay gudaha dalkooda loogu soo saaro diyaaradaan si la mid ah F16.
