2
Baarlamanka Maamulka Waqooyi Bari ayaa Fahiima Quuje, ka qaaday Xubinimadii Baarlamaanka.
Sidoo kale, Galkeeda Dacwadda ayaa la horgayn doonaa Maxkamadda, iyadoo lagu qaadi doono Xeerka Horgallada ee Maamulka Waqooyi Bari.
Xeerka Horgalka Ee maamulkii Kumeel Gaarka Ahaa Ee SSC khaatumo lagu Ansixiyey Ayaa Dhigaya Qofkii Khiyaana Dalka Iyo Dadka Reer SSC Waqooyi Bari In Dil Toogasho Lagu Xukumo


