14
Barayn iyo Kuwayd ayaa si qarsoodi ah u garaacay Iiraan iyaga oo adeegsanaya diyaarado dagaal, sida ay qortay majladda World Street Journal, iyada oo Imaaraadka Carabtuna ka caawiyey dhinaca macluumaadka & difaaca.
Sacuudi Careebiya ayaa isagu miisaamaya tallaabadeeda uu ka qaadayo Iiraan, sida ay majladdu sheegtey isagu wuxuu si hoose u wadaa isbeddel ku dhaca maamulka Tahraan

