Boqortooyada Sacudiga Oo Sadax Arimood ka Mamnuucay Gudaha Xajka

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday in magaalooyinka barakeysan ee Makka iyo Madiina iyo goobaha barakeysan sida masaajida xaramka iyo masaajida Nabiga SCW laga mamnuucay oo aan lagu sameyn karin arrimahan.

1- In kor loo qaado ama la muujiyo calamo siyaasadeed iyo kuwo diimeed, waa la mamnuucay.

2- Sidoo kale in la isticmaalo ama lagu dhawaaqo hal-ku-dhig iyo wax lamid ah waa la mamnuucay.

Sucuudiga ma rabo inta lagu sugan yahay goobaha barakeysan in la muujiyo wax calamo siyaasadeed iyo diimeed ah, sidoo kalena qofku ku dhawaaqo hal ku dhigyo iyo wax lamid ah