Daawo:-Trump Oo Sheegay Inuu ka Argagaxay Geerida Lisend Gramham!

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

“Xalay ayuu i soo wacay, wuxuu igu yidhi mooshinkii Save America Act meel wacan ayuu marayaa” Wuxuu uga shaqeenayey si waali ah”

Wuxuu hada ka soo noqday Ukraine, waxan ku idhi waa safar aad u dheer ” Wuxuu iila cod eekaa inuu daalanaa laakiin wuu fiicnaa”

“Waxan isku ogayn inaan deg deg u kulano, xataa suurtagal ayeye ahayd inaan maanta is kulmi lahayn”

Trump oo hadalka sii wata ayaa intaa ku daray “Maan filayn, ma aqaan sideey wax u dhaceen saaka 1diina waxa la ii sheegay inuu geeriyooday Waan aamini waayey” ayuu yidhi

Save America Act, waa qorshe Trump ku doonayo in dadka codeenayaa ay dhalashadooda ama baasabooradoodda la tagaan goobaha codbixinta.