6
Diyaarado xamuul oo laga leeyahay dalka Ruushka, kuwaas oo sida shixnado milatari, ayaa dalka Eritrea soo gaadhay 11-ka, 16-ka iyo 19-ka bishan November.
Diyaaradahan ayaa siday shixnado milatari oo badan. Sida ay muujinayso xogta aan helay, waxayna soo gaadheen magaalooyinka Asmara iyo Massawa.
Daabulka shixnadahan milatari ayaa soo kordhaya xilli khilaafka u dhexeeya Itoobiya iyo Eritrea uu gaadhay heerkii ugu sarreeyay.
