4
Dowladd Morocco ayaa saxiixday heshiis u ogolaanaya inay ciidamo u dirto magaalada Gaza, ciidamadaasi oo ka mid noqonaya ciidamada xasilinta Caalamiga ee ISF.
Wasiirka arrimaha dibadda Morocco iyo madaxa golaha nabadda ee Gaza Nickolay Mladenov ayaa heshiiskaan ku saxiixay magaalada Rabat ee Caasimadda Morocco.
Dhinaca kale Dawlada Uganda ayaa go’aansatay inay ciidamo u dirto Qasa, kuwaasoo ka mid noqon doona ciidamada nabad ilaalinta ah ee hoos tagaya Golaha Maamulka Qaza oo uu soo dhisay Trump
