Thursday, September 10, 2026

Israa| Oo Shaaca ka Qaadday in ay Itoobiya ku Taageerayso Helista Marin-badeed

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Israa| ayaa shaaca ka qaadday in ay taageerayso in Itoobiya ay hesho marin-badeed, isaga oo la hadlaya warbaahinta AddisAbaba, Safiirka Israa|| ee Itoobiya.

Avraham Neguise ayaa ku nuux-nuuxsaday; in Itoobiya oo gaadha Badda-cas ay lagama-maar-maan u tahay amniga ganacsiga caalamiga ah iyo kobaca dhaqaalaha Gobolka ayna ku gacan-siinayaan.

Sikastaba ha noqotee Itoobiya ayaa caawa u dabaal-degaysa sannad cusub 2019 TI ee u dhashay, waxaa dabaal-deggeeda weheliya doonisteeda Marin Badd.