5
Kuuriyada Waqooyi ayaa diidday baaqyada Maraykanka, Kuuriyada Koonfureed iyo Japan ee ku aaddan inay gebi ahaanba ka tanaasusho hubkeeda nukliyeerka.
Pyongyang waxay sheegtay inay sii haysan doonto hubkeeda nukliyeerka, ayna ka tanaasuli doonin, xitaa haddii cunaqabateynta caalamiga ah la sii adkeeyo.
Arrintan ayaa sii kordhinaysa xiisadda u dhexeysa Kuuriyada Waqooyi iyo dalalka reer galbeedka.
