Maraykanka oo ciidamo dheeraad ah u diraya dhanka Iiraan

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Maraykanku ayaa bariga dhexe u diraya qiyaastii 9,000 askari, oo dheeraad ah , iyo maraakiibta diyaaradaha dagaalka qaada ee USS Theodore Roosevelt iyo USS Makin, Sida ay kuwarameyso Warbaahinta Al-jazeera

Tallaabadan ayaa loo arkaa mid lagu cabsi gelinayo Iran ama lagu weerarayo, Inkastoo weeraradii hore ay guuldareysteen marka laga soo tago in la dilay Hogaamiyihii Iran.