Pakistan ayaa diyaaradaheeda JF-17 Thunder iyo guutooyin gaar u tababaran ka dejisey Makkah iyo madina ee Sacuudi Carabiya.
Waxa socda ciidamo ka garab dagaalamaya Sacuudiga kuwaas oo ka kala yimid Turkiga iyo Pakistan, dawladahaan ayaa dhaqan galinaya heshiisyadii Iskaashiga difaac ee saddex wadan
Pakistan ayaa maanta shaacisay inay ku guuleysatay tijaabada gantaal riddada dheer oo ah nooc la horumariyay ee Fatah-4 ah, kaasoo ciidanka Pakistan ay ku sheegeen inuu leeyahay awood uu isaga qarin karo nidaamyada difaaca, sida ay warsaxaafadeed ku sheegtay wasaaradda amniga gudaha Pakistan.
