1
Shiinaha ayaa dil ku xukumay sarkaal hore oo maxalli ah oo lagu helay dacwad musuqmaasuq oo dhan $324 milyan oo doollar.
China waxey dil ku xakumayaan nin xoolo xadey anaguna kaas geesi baanu u naqanaa kan wax dilay xata dilka una quurno oo laba xibiyood ayuu agteena ka yahay, xagee bayno joogna waa yaabe.
Hadii soomalida wax xaday dil lagu xukumi laha tolow imisa qof oo somaali ah baa dunida baaqi ku ahanlahayd.
