13
Wasiirka Arimaha Dibada, Somaliland ayaa sheegay in itoobiya ay xaq u leedahay helitaanka Dekad waxuuna yiri “Waxaan idiin sheegi karaa inaan diyaar u nahay inaan kala hadalno dowladda Ethiopia baahiyahooda ku aaddan helitaanka Deked ama Marin-badeed.
Wasiirka ayaa intaasi ku daray “Waan fahamsanahay inay xaq u leeyihiin arrintaas, waxaana diyaar u nahay inaan kala xaajoonno oo ka wada hadalno.”
