Thursday, October 29, 2026

Xasan Sheekh Oo Eedeymo Culus kala Dul-dhacay Israel iyo Imaaraadka Carabta…

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Madaxweyne Xasan Shiikh: “Israa|| waxa ay dooneysaa Badda-cas & saameyn ay ku yeelato Gacanka ma jirto wax wanaag ah oo ay u waddo dadkayaga Somaliland, mana dhacayso in ay dalkayaga soo degto.”

Sidoo kale Madaxwayne Xasan Shiikh ayaa eedeeyay dawlada Imaaraadka Carabta waxuuna yiri:-“Imaaraadku sharci-darro ayey kaga howlgalaan qaybo ka mid ah dalkeenna, heshiis kasta oo aan kula jirnay waan laalnay, wax kasta oo ay ka sameeyaan Soomaaliya waa sharci-darro aan meelna haysan.”