Sunday, November 15, 2026

Xasan Sheekh Oo si Cad Taiwan iyo ISRL ugu Tilmaamay iney khatar ku yihiin Jiritaanka Soomaaliya.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa maanta si cad Taiwan iyo ISRL ugu tilmaamay iney khatar cad ku yihiin jiritaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa yidhi. “Taiwan waxay khatar ku tahay jiritaanka Soomaaliya, sidoo kale ISRL waxay khatar kale ku tahay qaranimada Soomaaliya.”

Wuxuu intaasi sii raaciyay. “Waan garanaynaa cida saaxiibadeena dhow ah iyo kuwa aan saaxiibadeena ahayn.”