Wednesday, September 16, 2026

Xuutiyiinta Yemen Oo Sheegay inay soo Rideen Diyaarad Sucuudigu Leeyahay

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay inay soo rideen diyaarad aan duuliye lahayn oo nooca Wing Loong ah, taas oo ay leedahay Sucuudiga, sida ay baahisay wakaaladda SABA.

Diyaaradda ayaa la sheegay inay baadi-goobaysay burburka diyaarad F-15 ah oo hore looga soo riday Sucuudiga. Wing Loong waxaa lagu farsameeyaa Shiinaha, halka F-15 uu yahay diyaarad Maraykan ah.