Ugu horeeyn Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa uga Mahadceliyey Wasiirka Arimaha Dibada Dawladda Masar sida wanaagsan ee uu uqaabilay, waxuuna u gudbiyey salaan iyo bogaadin uu faray Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya.
Kulanka kadib ayuu safiirka Soomaaliya ee Masar sheegay inu sii xoojin doono xiriirka qotada dheer ee taariikhiga ah ee ka dhexeeya shacabka iyo Labadda dal gaar ahaan dhinacyada Amniga iyo Dhaqaalaha..