15
Mareykanka ayaa faahfaahin ka bixiyey duqantii uu ka fuliyey buuraleyda Calmadow ee Gobolka Sanaag ayaa sheegey in uu la-kaashaday Dowladda Fededaalka ah.
“AFRICOM, oo ay weheliyaan Dowladda Federaalka Soomaaliya & Ciidamada Soomaalida, waxay sii wadayaan in ay qaadaan tallaabo lagu wiiqayo awoodda AS ay ugu hanjabayso ciidamada Mareykanka iyo muwaadiniinteena dibadda.” — Warsaxaafadeedka Taliska Afrika ee Mareykanka.
Puntland oo iyana sheegtey in howlgalkan Mareynkan la-kaashaday ma aysan xusin DFS.

