Wednesday, April 22, 2026

Xoghayaha guud Qaramada Midoobay Oo ka Hadlay Xaaladan Cakiran Ee Iran Iyo Maraykanka

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in diblomaasiyada si buuxda loo dhaqangeliyo islamarkaana lagu noqdo miiska wada-hadalka xili ay sii dhamaanayso xabad joojintii Mareykanka iyo Iiraan.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay iyo ergaygiisa gaarka ayaa dadaal adag ku bixinaya sidii loo kordhin lahaa wakhtiga xabad joojinta, gobolkana looga badbaadin lahaa inuu markale dagaal ka qarxo.

Trump wuxuu ku hanjabay inuu dagaalka dib ugu laaban doobo hadii aan heshiis la gaadhin saacadaha kooban ee xabad joojinta, dhankeeda Iiraan waxay sheegtay iney diyaar u tahay dagaalka hadii laga fursan waayo.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.