Saturday, April 25, 2026

Mareykanka Oo Cambaareeyay Dagaalka ka socda dalka Mali Iyo Wafdigii Maraykanka Ee.

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Xafiiska arrimaha Afrika ee waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ay arintan ku sheegtay weerarro argagixiso.

𝗨𝗷𝗲𝗲𝗱𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗼𝗼𝗾𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗠𝗮𝗿𝗲𝘆𝗸𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗲𝗲 𝗜𝘀𝗹𝗮𝗺𝗮𝗯𝗮𝗱 𝘄𝗲𝗹𝗶 𝗺𝗮 𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮,
Dhinaca kale Ma jirto wax xaqiijin rasmi ah oo ku saabsan waxa wafdiga Mareykanka ee u safray Islamabad, balse Jimcihii, maamulka Mareykanka ayaa si adag ugu adkaystay laba qodob.

Midda koowaad, in Iran aysan horumarin doonin barnaamij nukliyeer, gaar ahaan hub nukliyeer. Midda labaad, in Mareykanka uusan joojin doonin cunaqabateynta saaran dekedaha Iran, xitaa kuwa ku yaalla biyaha caalamiga ah.

Waxaa jira warar iyo saadaalin sheegaya in si loo jebiyo ismari-waaga jira, maamulka Donald Trump laga yaabo inuu dib ugu laabto qaab-dhismeedkii heshiiskii nukliyeerka ee 2015, kaas oo ay gaareen dowladdii Barack Obama.

Tallaabadan ayaa laga yaabaa inay ku jirto sii-deynta balaayiin doollar oo ka mid ah dhaqaalaha cunaqabateynta lagu hakiyay ee ay lahayd dowladda Iran taas oo Mareykanka iyo Qaramada Midoobay ay saareen cunaqabateyn si loogu qanciyo Iran inay ka tanaasusho hamigeeda nukliyeer.