Heemaal News Network

Qarax dhimasho Iyo Dhaawac Geystay Oo ka Dhacay Dalka Turkiga (Sawirro)

Labo qof ayaa ku geeriyootay, 6 kalena wey ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay magaalladda Kocaeli ee Gobolka Marmara ee W/Galbeed dalka Turkiga.

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay Qaraxday Haanta Gaaska oo taallay Warshad ku taalla magaalladda Kocaeli oo ah magaallada ugu Wershadaha badan dalkaasi.

Baaritaano ayey Ciiddanka Boliska wadaan, si loo ogaado waxa sababay Shilkaasi iyo Khasaaraha Nafeed iyo mid Qalab ee ka dhashay.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Turkiga Oo Diiday Eedaymaha Loo Soo Jeediyey Ee In Wada Shaqayn Milatari Leeyiihin Yuhuuda

Heemaal

Banaanbax Wayn Oo Ka Socda Magaalada Muqdisho

Heemaal

Madaxweynaha Somaliland Oo si Adag Uga Hadlay Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia

Heemaaln