3
Guryo kuyaala Xaafada Geed Jaceyl ee Degmadda Warta Nabada ayaa holcaya kadib markii la sheegay in ay haleeshay rasaastii ay isku adeegsanayeen Ciidanka Dowladda iyo kuwa taabacsan Mucaaradka.
Dabka ayaa lala tacaalayaa inkastoo ay adag tahay in dhaqso la damiyo maadaama Gawaaridda gurmadka deg deg ah aysan weli soo gaarin.
