Wasiirka Xagjirka ah Ee Maaliyadda Isreal Oo Balan-qaad u Sameeyay Madaxwayne Ciro.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro iyo Wasiirka Maaliyadda ee IsraaL Sir Bezalel Smotrich ayaa yeeshay kulan taariikhi ah oo ay kaga wada hadleen xoojinta iskaashiga dhaqaale, maalgashiga iyo fursadaha ganacsi ee u dhexeeya Somaliland iyo Israa||L.

Qoraal uu wasiirku baahiyay ayuu ku ballan qaaday in ay ka shaqaynayaan sidii Somaliland looga taageeri lahaa caqabada maaliyadeed ee haysta iyo weliba sidii labada dhinac u yeelan lahaayeen iskaashi dhaqaale.

Waxaana kulankan Madaxwaynaha ku wehelinayay Guddoomiyaha Bank dhexe ee Somaliland waxaana sidoo kale Israel ay Somaliland kala shaqaynaysaa xoojinta dhinaca Bangiyada iyo helista maal gelin dhaqaale oo ay hesho Somaliland