13
Wasiirka Difaaca Israa’iil, Israel Katz ayaa waxyar ka hor sheegay in Madaxweyne Trump wuxuu isku xiray arrimaha Iiraan iyo Lubnaan waxuna yiri;
“Madaxweyne Trump wuxuu isku xiray arrimaha Iiraan iyo Lubnaan, sababtoo ah wuxuu doonayay inuu heshiis la gaaro Iiraan. Taasi waxay naga hor istaagtay inaan weerar aad u xooggan ku qaadno Xisbullah gudaha Lubnaan….
Wasiirka ayaa sidoo kale sheegnay in Mareykanka ku wargaliyeen inaysan Israa’iil ka bixi doonin, Qasa, Lubnaan iyo Suuriya, sababtoo ah waxaan sugeyna mar kasta inuu dagaal dhici karo.”
