Dawlada Somaliya Oo War kasoo Saartay Askar Ay u Xir-xirtay ku Xad-gudubka Calanka Maraykanka.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Shakhsiyaad ku labisnaa dareyska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa la xiray kadib markii lagu eedeeyay inay ku xadgudbeen calanka Mareykanka, sida ay sheegtay Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wasaaraddu waxay caddeysay in baaritaan lagu hayo dhacdada, isla markaana tallaabooyin sharci iyo anshax leh laga qaadi doono dadka ku lugta leh falkaas.