Somaliland Oo Jawaab Adag ka Bixisay Qoraal Dawlada Somaliya Mar kale ku Diiday Heshiiska Bada
Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay hadal dhowaan ka soo yeedhay xukuumadda Muqdisho,kaas oo ku saabsanaa heshiiskii is afgarad ee ay wada saxeexdeen Jamhuuriyadda Somaliland...