Israa’iil Oo sheegay inay duqeyeen in ka badan 30 goobood oo ku yaalla Lubnaan

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Milateriga Israa’iil ayaa sheegay inuu duqeymo ku bartilmaameedsaday in ka badan 30 goobood oo ku yaalla koonfurta Lubnaan, kuwaas oo uu ku eedeeyay inay Hezbollah u adeegsanaysay weerarro ka dhan ah ciidamada Israa’iil.

Sidoo kale, ciidamada badda ee Israa’iil ayaa gacanta ku dhigay maraakiib qayb ka ahaa doonyaha gargaarka ee Global Sumud Flotilla ee ku wajahnaa Gaza, iyadoo la xiray 100 qof oo dhaqdhaqaaqayaal ahaa oo saarnaa maraakiibtaas