Tuesday, August 11, 2026

Kooxda Ciyaaraha Fudud Ee Itoobiya Uga Qayb-galayay Oo Maraykanka ku Dhex Baxsaday

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Waxaa baxsaday 7 kamid ah koox Itoobiyaan ah oo loo direy magaalada Portland ee dalka Mareykanka🇺🇸si ay uga qaybgalaan Horyaalka Ciyaaraha Fudud ee World Athletics U20.

Markii ay kooxdu kusoo laabatay caasimadda Addis Ababa, waxaa la waayay toddoba kamid ah kooxda, kuwaas oo aan dib ugu soo noqon Itoobiya.

Afar tababare oo kooxda la raaciyay, saddex kamid ah ayaa ku jira dadka baxsaday.