Senator Bernie Sanders oo ka tirsan Baarlamanka Mareylanka ayaa si adag u eedeeyay xukuumada Nataniyaahu isagoo ku tilmaamay dawlad xasuuqda shacabka waxuuna yiri:- “Ma jiri doonto lacag danbe oo aan ku taageerayno Netenyaahu iyo dowladdiisa xasuuqa gaysata,
Senatorka ayaa sidoo kale kali-talisnimo ku eedeeyay dalalka carabta ee la saaxiibka ah Maraykanka waxuuna yiri:- “Mar danbe ma taageeri doonno kelitaliyaasha Carabta ee Imaaraad, Sucuudi iyo Qadar.”
Senatorka ayaa hadaldan adag ka sheegay waraysi uu siiyay warbaahinta CNN isagoo isku daray dadakii ugu dhawaa madaxwayne Trumo.
