Sacuudiga Oo Heshiis Gaaraya $55 Bilyan kula Wareegay Shirkadda Ciyaaraha Electronic Arts (EA)

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Sanduuqa Maalgashiga Dadweynaha Sacuudiga (PIF) iyo maalgashadayaal ay ku jirto Affinity Partners ayaa si rasmi ah ula wareegay shirkadda ciyaaraha 🎮 ee Electronic Arts (EA), heshiis lagu sheegay inuu gaarayo $55 bilyan.

La wareegistan ayaa keentay in EA laga saaro suuqa saamiyada, iyadoo hadda noqotay shirkad si gaar ah loo leeyahay (private company).

Dhinaca kale Wasiirka Arrimaha Dibada ee Sucuudiga. “Qudus waa magaalo ku weyn quluubta malaayiin muslimiin, masixiiyiin iyo Yuhuuda, waa ineysan noqon goob colaadeed ee ay noqotaa magaalo ay jirto nabad iyo wada noolaasho.”