Wednesday, August 5, 2026

Turkiga Oo Mar kale ku Celiyay in Xadgudubka Masaajidka Al-Aqsa loo Arko Weerar Lagu Qaaday

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa mar kale ku celiyay in Masaajidka Al-Aqsa uu yahay goob cibaado oo u gaar ah Muslimiinta, isagoo ku hanjabay in xadgudub kasta oo lagu sameeyo uu Turkigu u arko weerar lagu qaaday qiyamka ummadiisa.

Inkasta oo hadallada noocan ahi ay u muuqdaan kuwo kulul, haddana dad badan ayaa aaminsan in Turkigu uu meesha ku hayo oo kaliya booto bas ah, maadaama aysan muuqan awood dhab ah ama dhiiranaan uu Isra!!L far ugu fiiqo ama uu kaga hor istaago dhibaatada ay ku hayso goobaha barakeysan, taas oo ka dhigaysa hanjabaadaha Ankara kuwo aan saameyn dhab ah ku lahayn xaqiiqada ka jirta dhulka.