Sunday, September 27, 2026

Trump Oo Sheegay In Todobaadkan Uu Bilaabmayo Wada-hadalada Iran.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Trump ayaa u sheegay Axios inuu filayo in todobaadkan ay dhacaan wadda-hadalo u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan, inkastoo uu diiday soo jeedintii Iiraan.

Madaxweynaha Mareykanku wuxuu sheegay. “Iiraaniyintu waxay doonayaan iney heshiis gaadhaan laakin heshiiskaas maaha midka aan annigu doonayo.”

Mar Trump la waydiiyay inuu duqeymaha dib u bilaabi karo wuxuu ku jawaabay “Marwalba waan ka fikiraa arrintaas.”