7
Trump ayaa wariye waydiiyay isagoo saaran diyaaradda Air Force One, ka hor inta uusan qaabilin Netanyahu, hadal uu horey u sheegay Netanyahu oo la xiriiray inuu ka soo horjeedo Turkiga in laga iibiyo diyaaradaha dagaalka ee F-35.
Trump, wuxuu yiri; “Qofna iima sheegi karo waxa ay tahay inaan iibinno ama aanan iibin.”
Waxaa kaloo uu yiri; “Turkiga waa xulafo weyn oo muhiim ah… si gaar ah aniga Turkigu aad ayuu ila shaqeeyay.”
