Saturday, November 14, 2026

Itoobiya Oo 7 Diyaaradood oo kuwa Dagaal ah Kasoo Iibsanaysa Faransiiska.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Itoobiya ayaa Doonaysa Inay 7 Diyaaradood oo kuwa Dagaal ah Ka Iibsato Faransiiska.

Diyaaradahan oo ah noocan loo yawaano Rafale fighter jet, ayaa caan ku ah awoodda hawlgallada ee dhinacyo badan leh.

Waxay awood u leeyihiin inay fuliyaan hawlgallo kala duwan, sida dagaalka diyaaradaha cirka, duqaynta bartilmaameedyada dhulka, weerarrada bartilmaameedyada badda iyo qaabab kale oo casri ah.