1
๐๐๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฒ๐น oo runta u sheegtay midawga Africa, xusuusisayna xaqiiqada Somaliland ee ay maanta dafirayaan; taas oo ahayd in sannadkii ๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ฑ ay ka marag-kaceen in ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐ฎ iyo ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐น๐ฎ๐ป๐ฑ yihiin laba dal oo aan si sharci ah u midoobin.
โWaxa kale oo ay caddeeyeen in qaddiyadda madax-bannaanida Somaliland ay tahay mid aan marnaba ka hor imanayn sharciga u yaalla ururka midawga Africa.

