Israa’iil iyo Mareykanka Amni dhab ah Ma siin Karaan Imaaraadka.”Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Abbas Araghchi, ayaa wakaaladda wararka Iiraan ee IRNA u sheegay in “Imaaraadka Carabta wuxuu dhinac istaagay Mareykanka iyo Israa’iil intii uu dagaalku socday.

Israa’iil iyo Mareykanka amni dhab ah ma siin karaan Imaaraadka.”

Wuxuu intaa ku daray; “Waxaa yimaada waqti aysan aamusnaantu sii socon karin…Iiraan way samri kartaa, laakiin samirka xad ayuu leeyahay.”