7
Hizam Assad, oo ka mid ah saraakiisha sare ee Xuutiyiinta Yemen ayaa si deg deg uga jawaabay hadalkii maanta ka soo baxay Trump, oo sheegay Xuutiga inay la soo xiriireen Mareykanka.
Wuxuu sarkaalka u hadlay Xuutiyiinta yiri; “Sidii caadadiisa ahayd, Trump oo ah dambiile ayaa mar kale sheegay been aan wax sal ah ku fadhiyin.
Laakiin xaqiiqadu waxay ku soo koobaysaa maahmaahdii hore:’Gacanta aadan jebin karin, dhunko oo ku duceyso inay jabto.’
